I felt lost – Somali

Marka aan imid Canada, waxaan dareemay in aan lumay, ay arrimaha igu batteen. Waxaan u mahad celinaa in ley soo diray IWSO. Waad ku mahadsan tahay taageerada aad na siisay, hoggaaminta iyo macluumaadka aad bixisay. Aniga waxaan hadda dareensanahay in aan helo adeegyada iyo waxaan dareensahay in aan qeyb ka ahay bulshada Ottawa.