Arts & Crafts participant – somali

Aniga waxaan jeclahay fasalada fanka maxaa yeelay waxay keentay dareenkena qarsoon iyo waxay gudaha igu dhaaftay farxad qurxoon. Aniga waxaan xasuustaa in hal maalin aan aad u ciishooday, waxaan in…

Job Search participant – somali

Aniga waxaan hadda si wanaagsan u fahamsanahay sida loo baaro shaqada Canada. Macalinka ku sugan Kullanka Raadinta Shaqada (Job Search Workshop) aad ayuu u naxariis badnaa iyo wuxuu igu kaalmeyay…

IWSO stood by me – Somali

Shaqaalaha IWSO waa i soo garab istaageen waqtigii ugu xumaa nolosheyda. Aad ayaad ugu mahadsan tahay taageeradaada iyo xoojinta.  

Harmony worker – Somali

Aad ayaan ugu faraxsanahay adeegyada IWSO iyo waxaan isku haleynaa iyaga si ay dumarka ula xariiriyaan dumarka ku hadla luqado kale.  

Super talented interpreter – somali

Aniga waxaan rabaa in aan mahadnaq oo ka timaada dhanka hoose wadnaheyga in aan u soo jeediyo IWSO. ISWO awgeed, ugu dambayn, Aniga waxaan haysta guri ammaan ah iyo nolol.…

I felt lost – Somali

Marka aan imid Canada, waxaan dareemay in aan lumay, ay arrimaha igu batteen. Waxaan u mahad celinaa in ley soo diray IWSO. Waad ku mahadsan tahay taageerada aad na siisay,…